-- links

Waa maxay MOSAIC?

MOSAIC waa hay’ad afaf (luuqado) badan, macaash doonna ahayn oo loo dhisay in ay ka caawiso dadka wadanka ku cusub baahidooda is-dhexgalka iyo dib u dajinta.

Ayadoo qabanaysa adeegyo iyo barnaamijyo kala duwan, MOSAIC waxay ka caawisaa macaamiisheeda siday si buuxda uga qayb qaadan lahaayeen bulshada Kanada. Tan iyo markii la abuuray in ka badan 35 sano ka hor, MOSAIC waxay ka mid noqotay hay’adaha ugu waaweyn nawaaxiga Vancouver ee u adeega soo-galootiga.

Meelaha an xafiisyada ku leenahay


Barnaamijyada shaqada
604 254 0244
employmentprograms@mosaicbc.org


Barnaamijyada af ingiriiska
604 684 8825
linc@mosaicbc.org


Barnaamijyada carruurta iyo qoyska
604 254 9626
childfamily@mosaicbc.org


Adeegyada turjumaada (hadal)
604 254 8022
interpretations@mosaicbc.org

Barnaamijyada dejinta
604 254 9626
settlement@mosaicbc.org


Barnaamijyada gaarka ah
604 254 9626
specializedservices@mosaicbc.org


Adeegyada turjumaada (qoraal)

604 254 0469
commercial@mosaicbc.org